Waxaad qabi kartaa ‘xanuunkan’ haddii aad habeenkii usoo toostid suuliga - BBC News Somali (2024)

Waxaad qabi kartaa ‘xanuunkan’ haddii aad habeenkii usoo toostid suuliga - BBC News Somali (1)

Xigashada Sawirka, Getty Images

Waxaa laga yaabaa in aad ka mid tahay dadka badan ee ku dhiban inay helaan hurdo fiican oo ku filan habeenkii, sababtoo ah dhowr jeer ayay ku qasbanaadaan inay usoo toosaan suuliga

Waa arrin dad badan ka cawdaan, laakiin ay iska fududeystaan maadaama aysan dhakhtarka tegin. In aad wax ka badan hal mar habeenkii aad usoo toosto kaadi, ma ahan astaan caafimaad, si gaar ah haddii aad tahay qof dhalinyaro ah, sida laga soo xigtay xarunta cilmibaarista caafimaadka ee International Continence Society.

Arrinkan oo saameeya tayada hurda iyo firfircoonida qofka ee maalinkii ayaa waxa uu saameeyaa kala bar dadka ka weyn kontanka sano. Laakiin xitaa waxay saameysa dhalinyarada lab iyo dhedig ba.

Sheekooyin kale oo xiiso leh

Maxaa sababaa xanuunkan?

Waxaad qabi kartaa ‘xanuunkan’ haddii aad habeenkii usoo toostid suuliga - BBC News Somali (2)

Xigashada Sawirka, Getty Images

Xanuunka keena in habeenkii hurdada looga tooso kaadida waxaa ugu wacan labo arrin oo waaweyn. Waxay kala yihiin hoos u dhaca awoodda kaadiheysta iyo kororka mugga kaadida ku jirta halkaas.

Marka laga hadlayo sababta koowaad, awoodda iyo cabirka kaadiheysta waa 300-600 ml. Taas waxaa keeni kara inay yaraanto awoodda heyn iyo keydin labo arrin.

Isbedelka Jireed: Ragga tan inta badan waxaa u sababa canjirka ‘prostate’ oo aan fiicneyn. Haweenka na waxaa ugu wacan buurnaanta iyo soo-baxa xubnaha miskaha.

Arrimahaas waxa sababa dhibaatooyin sida xanuunka kaadiheysta firfircoonida iyo infekshinka Cystic. Taas waxay horseedaa kaadida oo kororta xilliga hurdada, waxaa na qeyb ka ah sababaha isbedelka ku yimaada hormoonka dadka.

Mar kale, waxaa la la xiriirshaa sonkorowga, wadna xanuunka, dhiig karka, cabitaanka xad dhaafka ah ee fiidkii, kafeyn iyo tubaakada. Intaa waxaa dheer, dhibaatooyinka soo raaca daawooyinka qaarkood oo keeni kara kaadida oo kororta, iyo waxyeelada kaadiheysta.

Qof walba oo isku arka astaamahan iyo kuwo u dhow waxaa la gudboon in uu tago dhakhtarka si uu u helo talo iyo daweyn ku habboon.

Sheekooyin kale oo xiiso leh
  • Halkee ku dambeeyay khilaafka Masaajidka Quba ee sababay in lagu mudaharaado Sheekh Mustafa iyo culumo kale?

  • "Weli kama bi'in cillaankii ku yiillay timihiisa markii aan qabriga kasoo saarnay"

  • Wixii uu caqliga iyo khayraadka Soomaalida ka yiri Jeneralkii awoodda badnaa ee Soofiyeetka

Cusbada badan iyo sida ay u sababta hurdo xumida la xiriirta suuliga

Waxaad qabi kartaa ‘xanuunkan’ haddii aad habeenkii usoo toostid suuliga - BBC News Somali (3)

Xigashada Sawirka, Getty Images

Arrin kale oo cilmibaarisyo cusub ay muujiyeen waa in dadka habeenkii soo toosa iyaga oo doonaya in ay suuliga galaan inay u baahan yihiin inay yareeyaan milixda c*ntadooda ku jirta. Hurdo xumida noocaan ah waxay si weyn u saameyn kartaa nolosha dadka.

Daraasad lagu sameeyay in ka badan 300 oo mutadawiciin ah, cilmi baarayaashu waxay ogaadeen in qaadashada milixda oo yaraatay ay keentay in dadku ka maarmaan inay marar badan usoo toosaan kaadi.

Talada ah in la raaco oo la qaato c*nto isu-dheelitiran oo ay cusbadu ku yartahay ayaa ka caawin karta in qofku hagaajiyo tayada hurdada habeenkii, iyo in laga maarmo hurdo kasoo tooska badan, sida ay ku taliyeen dhakhaatiirta. Cilmi-baarayaashan oo ka socday jaamacadda Nagasaki ayaa natiijadooda ku soo bandhigay shirweynaha ururka Yurub ee Urology ee London.

Waxay daba socdeen bukaanno ay milixdu ku badan tahay iyo dhibaatooyinka hurdada muddo saddex bilood ah, ka dib markii ay siiyeen talo ah inay yareeyaan milixda c*ntadooda.

Celcelis ahaan, hal qof keliya ayaa u baahday in uu habeenkii usoo tooso kaadi wax ka badan laba jeer, marka la barbardhigo dadkii kale oo dhan. Waxaa sidoo kale hagaagtay tayada noloshooda iyo hurdadooda.

Taas beddelkeeda, 98 qof oo qeyb ka ahaa daraasddan ayaa qaatay c*nto ay ku jirto cusbo ka badan inta c*ntadooda ku jirta dad kale ee daraasada qeybta ka ahaa, iyaga oo u baahday oo ku qasbanaaday inay marar badan suuliga usoo toosaan habeenkii. "Shaqadani waxay muujinaysaa suurtagalnimada in wax ka beddelka c*ntada fudud uu si weyn u wanaajin karo tayada nolosha dad badan," ayuu yiri Dr Matsuo Tomohiro oo ah qoraaga daraasadan.

Prof Marcus Drake, oo ah khabiir ku takhasusay cilmi-nafsiga oo ka tirsan jaamacadda Bristol, ayaa sheegay in xadiga milixda ee dadku cunaan aan guud ahaan loo qaadan inay sabab u tahay xanuunkan oo loo yaqaan nocturia.

Caadi ahaan, takhaatiirtu waxay u janjeeraan inay diiradda saaraan mugga bukaannada biyaha cabba ka hor wakhtiga jiifka iyo dhibaatooyinka kaadiheysta iyo qanjirka 'prostate' (ragga), ayuu yiri.

"Halkan waxaan ku haynaa daraasad faa'iido leh oo muujinaysa sida aan ugu baahannahay inaan tixgelinno dhammaan saameynta si aan u helno fursadda ugu fiican ee horumarinta calaamadaha."

Caddiga cusbada ay tahay in aan laga badsan, iyo c*ntooyinka ay cusbada ku badan tahay

Waxaad qabi kartaa ‘xanuunkan’ haddii aad habeenkii usoo toostid suuliga - BBC News Somali (4)

Xigashada Sawirka, Getty Images

Dadka waaweyn ee ku nool Boqortooyada Midowday ee UK waxaa lagula taliyaa inaysan qaadan wax ka badan 6g oo milix ah maalintii, oo u dhiganta 2.4g oo sodium ah. Carruurtu waa inay qaataan wax ka yar - kaliya 2g oo milix ah da'da hal ilaa saddex jir, taas u kororta ilaa 5g carruurta todoba ilaa 10 jir ah. Kadib da'da 11, caruurtu waxay qaadan karaan ilaa 6g.

Sidaas si la mid ah, waa in la ogsoonaado in rootiga iyo waxyaabaha warshadeysan oo dhan waxaa ku jiri kara milix ka badan inta aad u malaynayso. jiiska, maraqa iyo baastada ayaa sidoo kale milixdu ku badan tahay.

Markaad c*nto warshadeysan iibsanayso, fiiri tilmaamaha waxa uu ka kooban yahay sheygaas, iyo caddiga milixda 100 g ee baakadaha. c*ntooyinkaan waxaa laga yaabaa inay yihiin kuwo la midab rogay.

Waxaad qabi kartaa ‘xanuunkan’ haddii aad habeenkii usoo toostid suuliga - BBC News Somali (2024)
Top Articles
Wasmand 2 vakken – uitschuifbare wassorteerder met plank - 73 x 33 x 72 cm – metaal -... | bol
TCL 341 Pill – Uses, Dosage, Side Effects & FAQs - Healthpluscity
Pga Scores Cbs
Latina Webcam Lesbian
Clothes Mentor Overland Park Photos
404-459-1280
15:30 Est
SSD an SATA Anschluss bei Futro S920
Ms Ortencia Alcantara Instagram
Umass Medhub
How to Perform Subdomain Enumeration: Top 10 Tools
Whmi.com News
The Blind Showtimes Near Merchants Walk Cinemas
Leon Vs Chisec Figs
Ticket To Paradise Showtimes Near Laemmle Newhall
‘Sound of Freedom’ Is Now Streaming: Here’s Where to Stream the Controversial Crime Thriller Online for Free
Courierpress Obit
Megan Thee Stallion, Torrey Craig Seemingly Confirm Relationship With First Public Outing
Bullocks Grocery Weekly Ad
Maritime News Archives
Non Sequitur-exemples et définition de Non Sequitur
Armslist Dayton
Brianna Aerial Forum
Pritzker Sdn 2023
Standard Bank Learnership Programme 2021
Dcuo Exalted Style
Pechins Ad
Kira Kener 2022
Food Universe Near Me Circular
Meineke Pacific Beach
2013 Freightliner Cascadia Fuse Box Diagram
A 100% Honest Review of M. Gemi Shoes — The Laurie Loo
Greet In Cheshire Crossword Clue
11000, EVV Compliance Reviews | Texas Health and Human Services
Knock At The Cabin Showtimes Near Alamo Drafthouse Raleigh
South Louisiana Community College Bookstore
What is a W-8BEN Form and Why Does It Matter?
Stellaris Resolution
Windows 10 Defender Dateien und Ordner per Rechtsklick prüfen
454 Cubic Inches To Litres
Plastic Bench Walmart
Arsenal’s Auston Trusty: Inspired by Ronaldinho, World Cup dreams and Birmingham loan
Make An Appointment Att
Us Catholic Bishops Daily Readings Audio
Cashflow Manager Avid
Fedex Express Location Near Me
Papajohnxx
Craigslist Cars For Sale By Owner Memphis Tn
Breakroom Bw
What Time Does Walmart Auto Center Open
Senna Build Guides :: League of Legends Strategy Builds, Runes, Items, and Abilities :: Patch 14.18
Amanda Balionis Renner Talks Favorite Masters Interviews, the Evolution of Golf Twitter, and Netflix’s ‘Full Swing’
Latest Posts
Article information

Author: Prof. An Powlowski

Last Updated:

Views: 6323

Rating: 4.3 / 5 (44 voted)

Reviews: 83% of readers found this page helpful

Author information

Name: Prof. An Powlowski

Birthday: 1992-09-29

Address: Apt. 994 8891 Orval Hill, Brittnyburgh, AZ 41023-0398

Phone: +26417467956738

Job: District Marketing Strategist

Hobby: Embroidery, Bodybuilding, Motor sports, Amateur radio, Wood carving, Whittling, Air sports

Introduction: My name is Prof. An Powlowski, I am a charming, helpful, attractive, good, graceful, thoughtful, vast person who loves writing and wants to share my knowledge and understanding with you.